Madaxweyne Farmaajo oo ka hor yimid Magacaabis uu sameeyey RW Rooble (Wareegto)

Faafin degdeg ah,, Muqdisho, May 03, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hortagaya ku takri-falka awoodda dowladnimada, musuqmaasuqa maamul iyo xadgudubka ka dhanka ah shaqaalaha qaranka; Madaxweynaha oo tixraacaya Xeerarka jiheynayey maamul wanaagga iyo ilaalinta danta guud ee uu soo saaray 18-kii Janaayo, 2018 iyo 7dii Ogoosto 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo ka hor yimid Magacaabis uu sameeyey RW Rooble (Wareegto)